Dil argagax leh oo ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo Howlgal socda

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen ,kadib markii nin kamid ah dadka deegaanka uu dilay walaalkiisa. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay labada nin ee walaalaha uu ugu dambeyn xalay sababay gacan ka … Continue reading Dil argagax leh oo ka dhacay magaalada Dhuusomareeb iyo Howlgal socda